(Sawirro) Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia oo ansixiyey sharci Muhiim ah

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi. Sidoo kale waxaa goob jog ahaa Guddomiye Ku-Xigeenka 2aad Senatar Moowlid Xuseen Guhaad. Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda … Continue reading (Sawirro) Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia oo ansixiyey sharci Muhiim ah